waayaha cusub – nabar iyo naxdin كلمات اغاني
[intro: falis abdi]
no no dhaha
no dhaafa
no no dhaha
no na dhaafa
[verse 1: falis abdi]
naaquudayaashiyo
nacam laha warkooda
ruxii nabad u haystoow
naxli baad ku nooshahay
in la naaro mooye
talo uma nuglaadaan
mana naxaan kuwaanoo
dadkood uma naxriistan
[chorus: falis abdi] x2
nabar iyo naxdin
naac naac badana
naxli iyo nusqaan
naaday ku noolyihiin
nudag_y na gooyaan
oo na nuugaan
nabad beena dooni mayno
nolol aan jirin
[verse 2: falis abdi]
naanaablayaashiyo
nacab laha warkooda
ruuxi nolol u haystow
somalida ha naafayn
ku nasiibso mooye
nimco kama sug_yno
mana lahan nasiibo
dalka ugu nagaadaan
[chorus: falis abdi] x2
nabar iyo naxdin
naac naac badana
naxli iyo nusqaan
naaday ku noolyihiin
no no no
nudag_y na gooyaan
oo na nuugaan
no no no
nabad beena dooni mayno
nolol aan jirin
[bridge: falis abdi]
no no dhaha
no dhaafa
no no dhaha
no na dhaafa
[verse 3: lixle muhudin nur]
nabad iyo nolol ah
naqnaq badana
nabad ba mahayne
aaway noloshu
neerfahay xanuunsheen
maatadii nuglayd
nuxnuxdooda badane
yaan loo noqon
[verse 4: lixle muhudin nur & falis abdi]
naanaalayaashiyo — falis abdi
nacasnima ku noolyihii
naarquutayaashuna — falis abdi
xaaraantay ku naaxaan
dadkii way naafeeyeen
wayna nolol tireen
ninku ninkii ma ahane
yaan la niyad jabin
in loo nacamleeyana
waa nacasnimo
kuwan waa nabiibee
yaan la noogin
nusqaan kama yelno
iyo naado been ah
naruurana ma lahane
ha la wada naco
nabar iyo naxdin
nuxur buuran maleh
waa ku nabayaan
dub naxana maleh
kaligood baa nacfiyay
misna naaxay
no no dhaha — falis abdi
no na dhaafa — falis abdi
no no dhaha — lixle muhudin nur
no na dhaafa — lixle muhudin nur
[outro: falis abdi]
nabar iyo naxdin
naac naac badana
naxli iyo nusqaan
naaday ku noolyihiin
no no no
nudag_y na gooyaan
oo na nuugaan
no no no
nabad beena dooni mayno
nolol aan jirin
كلمات أغنية عشوائية
- caterina valente › caterina valente – my reverie كلمات اغاني
- come wind › come wind – not enough كلمات اغاني
- svrite jacobsen › svrite & jacobsen – death to all love كلمات اغاني
- tinsley › tinsley – heart attack كلمات اغاني
- 450 › 450 – imperfection كلمات اغاني
- sadfriendd › sadfriendd – #drivethru كلمات اغاني
- my first story › my first story – 告白 (kokuhaku) كلمات اغاني
- morat › morat – primeras veces كلمات اغاني
- love jpn › =love (jpn) – 桜の咲く音がした (sakura no saku oto ga shita) كلمات اغاني
- restless modern › restless modern – scary sky كلمات اغاني