kalimah.top
a b c d e f g h i j k l m n o p q r s t u v w x y z 0 1 2 3 4 5 6 7 8 9 #

sony music somalia feat. sharma boy & deeqsan abdinasir – waa sax كلمات اغاني

Loading...

waa sax
irgaaqada illahay waasac
sharma boy

deeqsan (deeqsan)

cadceed on the beat

waa sax qalbigaad sidataa
sax sax sax
(haa)
waa sax wadnahad
suran tahay
waa sax sax sax
sinaba kaagama hari karo
waa sax sax sax
(haa)
sax iyo qalad waan
ku jeclahay sax sax sax

waa sax qalbigaad
sidataa
(waa sax qalbigaad
sidataa)
sax sax sax (haa)
waa sax wadnahaad
suran tahay waa sax sax sax
(sax sax sax)
sinaba kaagama hari karo
waa sax sax sax
(haa)
sax iyo qalad waan
ku jeclahay sax sax sax

waa sax qalbigaad sidataa
sax sax sax
(haa)
waa sax wadnahad
suran tahay waa sax sax sax
sinaba kaagama hari karo
waa sax sax
sax iyo qalad waan
ku jeclahay sax

waa sax ax anigaba
ax kax (haa)
markaan ku arkay wax ax
waxaan noqday wax kale

waa sax ax anigaba
ax kax (haaa)
markaan ku arkay wax ax
waxan noqday wax kale
markaan ku arkay ax wax
waxan noqday wax kale

waa sax
markaan ku arkaan noqdaa
fax fax waa
inaan ku shumiyaan rabaa
shax shax
cadowgeena nolosheena kanax
(kanax)
naga dhax bax

waa sax
markaan ku arkaan noqdaan
fax fax
inaan ku shumiyaan rabaa
shax shax
cadowgeena nolosheena kanax

waa sax qalbigaad sidataa
sax sax sax
(haa)
waa sax wadnahad
suran tahay
waa sax sax sax
sinaba kaagama hari karo
waa sax sax sax
(haa)
sax iyo qalad waan
ku jeclahay sax sax sax

saldhigaan jaceylkeeni
sax ka dhig_y kalsoonise
saldhigaan jaceylkeeni
sax ka dhig_y kalsoonise
wuu isaaciday calaf (ooo)
wuu ii saaciday calaf

saldhigaan jaceylkeeni
sax ka dhig_y kalsoonise
saldhigaan jaceylkeeni
sax ka dhig_y kalsoonise
wuu isaaciday calaf (ooo)
wuu ii saaciday calaf

waa sax qalbigaad sidataa
sax sax sax
(haa)
waa sax wadnahad
suran tahay
waa sax sax sax
sinaba kaagama hari karo
waa sax sax sax
(haa)
sax iyo qalad waan
ku jeclahay sax sax sax

كلمات أغنية عشوائية

اهم الاغاني لهذا الاسبوع

Loading...