minhaj barreh – dhab u fiirso كلمات اغاني
Loading...
qaali ladan :
waataad dhib mudatee
dhursugeysay waayee
hawl kaa dhamataa
ii dhalatey caawee
dhuxushaad ku joogtiyo
dhamacdii dareemee
dheel ma joogtee
dhab u fiirso waligaa
caaqil yare:
dhibta lay isku egaa
wey inoo dhexaysayoo
adiguba dharaaraad
ka qosleysey dhooshee
anna dhiig sidaan galay
keymaha ku dhuuntee
saw caawo dhaantiyo saw
filanmeysid dheel_dheel
qaali ladan :
dheegow danteenii
anigaa dhalliiloo
ruuxse dhaawac geystoo
dhayayaa ma liitee
ruux taladu dhaaftana
dhaaxaanu aragnee
dheel ma joogtee
dhab u fiirso waligaa
caaqil yare:
dhulku wuxuu la qayshaa
dhamacdii i gubatee
dhirtu waxay la oydaa
dhuxushaan magaabashee
amba dhamay qadhaadhkee
waa inaad dhadhamisaa
saw caawo dhaantiyo
filanmeysid dheel_dheel
كلمات أغنية عشوائية
- brytiago › brytiago – designer كلمات اغاني
- little mix › little mix – between us (sped up) كلمات اغاني
- reef us › reef (us) – sixzeros كلمات اغاني
- mickey diamond › mickey diamond – the mask كلمات اغاني
- nando fortanell german fabregat beto castillo › nando fortanell, germán fabregat & beto castillo – en el fondo del mar كلمات اغاني
- shari › shari – ki 666 كلمات اغاني
- jessy lanza › jessy lanza – midnight ontario كلمات اغاني
- joao borsch › joão borsch – jardel كلمات اغاني
- godblesskid wayleen › godblesskid, wayleen – bow! كلمات اغاني
- mac d dropz › mac-d dropz – timeless illusions كلمات اغاني