kalimah.top
a b c d e f g h i j k l m n o p q r s t u v w x y z 0 1 2 3 4 5 6 7 8 9 #

lil baliil – quule boy كلمات اغاني

Loading...

#chorus
when dem call me quule boy (quule boy)
waxaan noqda golden boy (golden boy)
everytime when am on the low (am on the low)
i know there’s many weys to go (ways to go)
when dem call me quule boy (quule boy)
waxaan noqda golden boy (golden boy)
everytime when am on the low (am on the low)
i know there’s many weys to go (ways to go)

#verse
mo most of you n_ggas
i don’t care how you feel (feel)
dhibkaaga dusha igama saarna
n_gga i pay my bills (my bills)
marka tahay broke jeebkaaga maran yahay
fiiri kuligood weey kaa ordayaan (kaa ordayaan)
marka tahay rich sida rich b
day kuligood weey kuso ordayaan (kuso ordayaan)
shaqo wa sharaf shaxaad waa ceeb (waa ceeb)
n_gga wa xoga wa inaat maalata (wa inaat maalata) mmm
#pre_chorus
joogsi (joogsi)
pasta kucuna (kucuna)
joogsi (joogsi)
beesaan kula baxa (baxa)
joogsi (joogsi)
boojaan ku caba (ku cabaa)
joogsi hoo hmmm ani (hoo)
joogsi (joogsi)
pasta kucuna (kucuna)
joogsi (joogsi)
beesaan kula baxa (baxa)
joogsi (joogsi)
boojaan ku caba (caba)
joogsi ani wa ikan (ani wa ikan)

#chorus
when dem call me quule boy (quule boy)
waxaan noqda golden boy (golden boy)
everytime when am on thе low (am on the low)
i know there’s many wеys to go (ways to go)
when dem call me quule boy (quule boy)
waxaan noqda golden boy (golden boy)
everytime when am on the low (am on the low)
i know there’s many weys to go (ways to go)
#verse
kurid xabada
daqada kajebi
telkana kudemi
aaba igu yiri
caanaha kadaadi
yaila tartami
baruuuda kudemi
sigaarka kademi
guriga kudumi (haaaa guriga bruuur)
xuux warya xaraan macuno (xaraan macuno)
xoogeena maalana cabsi k_ma jirno (k_ma jirno)
habeen kasta bashaal madeeno (bashaal madeeni)
xoogeena maalana cabsi k_ma jirno (cabsi k_ma jirno)

#pre_chorus
joogsi (joogsi)
pasta kucuna (kucuna)
joogsi (joogsi)
beesaan kula baxa (baxa)
joogsi (joogsi)
boojaan ku caba (ku cabaa)
joogsi hoo hmmm ani (hoo)
joogsi (joogsi)
pasta kucuna (kucuna)
joogsi (joogsi)
beesaan kula baxa (baxa)
joogsi (joogsi)
boojaan ku caba (caba)
joogsi ani wa ikan (ani wa ikan)
#chorus
when dem call me quule boy (quule boy)
waxaan noqda golden boy (golden boy)
everytime when am on the low (am on the low)
i know there’s many weys to go (ways to go)
when dem call me quule boy (quule boy ye ye yeah)
waxaan noqda golden boy (golden boy)
everytime when am on the low (am on the low)
i know there’s many weys to go (i know many ways to go ways to go)

كلمات أغنية عشوائية

اهم الاغاني لهذا الاسبوع

Loading...