kalimah.top
a b c d e f g h i j k l m n o p q r s t u v w x y z 0 1 2 3 4 5 6 7 8 9 #

doni b – iga badan كلمات اغاني

Loading...

iga badan kaalay baas qaado (qaado)
kuwa kaalay ka boos qaado (qaado)
kaalay waxa doonto oo qaado (qaado)
xili danbe masaaj qaado (qaado)
soo dhawow girl jawi qaado (qaado)
ha bixin joogitaan qaado(qado)
doni waa taqaana bill qaado (qaado)
ama yurub aad ceer qaado (qaado)
soo dhawow girl jawi qaado (qaado)
ha bixin joogitaan qaado(qado)
give me that thing igu qaado haa (qaado)
give me that thing igu qaado (qaado)

iga badan igu filan
iga yaabsatoo igu filan
iga badan igu filan
iga yaabsatoo igu filan

kaalay inta imow kaalay (iga badan)
kaalay inta imow kaalay
kaalay inta imow kaalay (iga badan)
kaalay inta imow kaalay
kaalay inta imow kaalay (aaaa)
kaalay inta imow kaalay
kaalay inta imow kaalay (aaaa)
kaaalay inta imow kaalay (kaalay)
waan ku heestaa muuqeeda
waan ku heestaa midibkeeda
waan ka dhacaa dheesheeda
ani iska dhoortaa saanteeda
mawa diidi karo inee gasho jeebkeega
mawa diidi karo inee gasho maankeega
yaan kula siimaa ii sheeg (sheeg)
yaan kugu doorsadaa ii sheeg (sheeg)
yaan kula meel dhiiga ii sheeg
mawa diidi karo inee i yeesho
laabteeda bbe yeesho
yaan kula siimaa ii sheeg
adoo kaliya ani igufilan
adoo kaiyaa ani iga gadan (aaa igu filan)
adoo kaliyaa ani igu filan
adoo kaliyaa ani iga badan (aaa igu filan)

iga badan igu filan
iga yaabsatoo igu filan
iga badan igu filan
iga yaabsatoo igu filan

kaalay inta imow kaalay (iga badan)
kaalay inta imow kaalay
kaalay inta imow kaalay (iga badan)
kaalay inta imow kaalay
kaalay inta imow kaalay (aaaa)
kaalay inta imow kaalay
kaalay inta imow kaalay (aaaa)
kaaalay inta imow kaalay (aaaaa)
iga badan kaalay baas qaado (qaado)
kuwa kaalay ka boos qaado (qaado)
kaalay waxa doonto oo qaado (qaado)
xili danbe masaaj qaado (qaado)
soo dhawow girl jawi qaado (qaado)
ha bixin joogitaan qaado(qado)
doni waa taqaana bill qaado (qaado)
ama yurub aad ceer qaado (qaado)
soo dhawow girl jawi qaado (qaado)
ha bixin joogitaan qaado(qado)
give me that thing igu qaado haa (qaado)
give me that thing igu qaado (qaado)

iga badan igu filan
iga yaabsatoo igu filan
iga badan igu filan
iga yaabsatoo igu filan

kaalay inta imow kaalay (iga badan)
kaalay inta imow kaalay
kaalay inta imow kaalay (iga badan)
kaalay inta imow kaalay
kaalay inta imow kaalay (aaaa)
kaalay inta imow kaalay
kaalay inta imow kaalay (aaaa)
kaaalay inta imow kaalay (kaalay)

كلمات أغنية عشوائية

اهم الاغاني لهذا الاسبوع

Loading...