baashe delta – najma كلمات اغاني
najma lyrics
ab iyo isir toosaneey
adeero wanaagsaneey
ab iyo isir toosaneey
adeero wanaagsaneey
uumiye ugu quruxsaneey
dadkaba u ilwaadsaneey
oogtii baliyada doocmaay
uumiye ugu quruxsaneey
dadkaba u ilwaadsaneey
oogtii baliyada doocmaay
ab iyo isir toosaneey
adeero wanaagsaneey
ab iyo isir toosaneey
adeero wanaagsaneey
uumiye ugu quruxsaneey
dadkaba u ilwaadsaneey
oogtii baliyada doocmaay
uumiye ugu quruxsaneey
dadkaba u ilwaadsaneey
oogtii baliyada doocmaay
yagoori ubaxeediyeey
ilayskii taleex ifshaay
roob sool ugbaadshaay
ayrada buuhood lee
aduunyada nuurisaay
ayrada buuhood lee
aduunayada nuurisaay
yagoori ubaxeediyeey
ilayskii taleex ifshaay
roob sool ugbaadshaay
ayrada buuhood lee
aduunyada nuurisaay
ayrada buuhood lee
aduunayada nuurisaay
quruxda afrikanka iyo
america eeshiya iyo
yurubtu ashqaraartay eeeey
yurubtu ashqaraartayeey
udgooneey inan darwiish
najmaay arag_y uroon
udgooneey inan darwiish
najmaay arag_ygiyeey
quruxda afrikanka iyo
america eeshiya iyo
yurubtu ashqaraartay eeeey
yurubtu ashqaraartayeey
udgooneey inan darwiish
najmaay arag_y uroon
udgooneey inan darwiish
najmaay arag_ygiyeey
man iyo ubax caraf leheey
asali midab keenii leey
man iyo ubax caraf leheey
asali midab keenii leey
awlaad soomaaliyeey
quruxda ashqaar ka liyo
suleekha is taahilaay
awlaad soomaaliyeey
quruxda ashqaar ka liyo
suleekha is taahilaay
man iyo ubax caraf leheey
asali midab keenii leey
man iyo ubax caraf leheey
asali midab keenii leey
awlaad soomaaliyeey
quruxda ashqaar ka liyo
suleekha is taahilaay
awlaad soomaaliyeey
quruxda ashqaar ka liyo
suleekha is taahilaay
asluub hooyadeeda leey
aqoon iyo garasho badan
inantaa nafta deeqdayeey
jacayl iigu beermay garaadooy aragti dheer
jacayl igu beermay garaadooy aragti dheer
asluub hooyadeeda leey
aqoon iyo garasho badan
inantaa nafta deeqdayeey
jacayl iigu beermay garaadooy aragti dheer
jacayl igu beermay garaadooy aragti dheer
quruxda afrikanka iyo
america eeshiya iyo
yurubtu ashqaraartay eeeey
yurubtu ashqaraartayeey
udgooneey inan darwiish
najmaay arag_y uroon
udgooneey inan darwiish
najmaay arag_ygiyeey
quruxda afrikanka iyo
america eeshiya iyo
yurubtu ashqaraartay eeeey
yurubtu ashqaraartayeey
udgooneey inan darwiish
najmaay arag_y uroon
udgooneey inan darwiish
najmaay arag_ygiyeey
كلمات أغنية عشوائية
- carly pearce › carly pearce – 29 (live) كلمات اغاني
- cec lopez › cec lopez – interlude كلمات اغاني
- sqwoz bab › sqwoz bab – нюдс* (nudes*) كلمات اغاني
- tsubi club › tsubi club – ravergang كلمات اغاني
- napoles › nápoles – give it up كلمات اغاني
- wesley randolph eader › wesley randolph eader – highway winds كلمات اغاني
- pisha › pisha – home كلمات اغاني
- джиган geegun › джиган (geegun) – на чиле (chilling) [demo] كلمات اغاني
- ioang › ioang – самолёт كلمات اغاني
- diane renay › diane renay – a present from eddie كلمات اغاني