kalimah.top
a b c d e f g h i j k l m n o p q r s t u v w x y z 0 1 2 3 4 5 6 7 8 9 #

baashe delta – hanaan كلمات اغاني

Loading...

hanaan lyrics
hanaan taan ka heleen u haraaday
haybad iyo quruxdeedu ii hilaacday
qalbig_y hadhsatoo u hanqaarmay
waa hubaaloo hadal keeda u riyaaqay

instrument

hanaan taan ka heleen u haraaday
haybad iyo quruxdeedu ii hilaacday
qalbig_y hadhsatoo u hanqaarmay
waa hubaaloo hadal keeda u riyaaqay

instrument

hubqaad keeda u bogoo hiloobay
hufan weeyi hideheena u hanuunsan
waa haldhaaye yaa haween ka dhawaysta
halkay joogto ubax yaa yaa ku hadheeya
halkay joogto joogto
ubax yaa yaa ku hadheeya
instrument

hubqaad keeda u bogoo hiloobay
hufan weeyi hideheena u hanuunsan
waa haldhaaye yaa haween ka dhawaysta
halkay joogto ubax yaa yaa ku hadheeya
halkay joogto joogto ubax yaa yaa ku hadheeya

instrument

hankaygaa raacayoo u hogaansan
naftaydana u huroo u hibeeyey
wadnahay hanataan ku habaaye
habaaye ku habaaye
habaaye
ayaa hoy ladagoo kol habsiiya

instrument

hankaygaa raacayoo u hogaansan
naftaydana u huroo u hibeeyey
wadnahay hanataan ku habaaye
habaaye ku habaaye
habaaye
ayaa hoy ladagoo kol habsiiya
instrument

horjoogiyo dhabankeeda heeda saaran
waa hooman hawd ku taala arageeda
waa horyaalka hableheena yarta muuqa
alow daa ii hoseeday hilin toosan

instrument

horjoogiyo dhabankeeda heeda saaran
waa hooman hawd ku taala arageeda
waa horyaalka hableheena yarta muuqa
alow daa ii hoseeday hilin toosan

instrument

himilada noloshiyo waa hormuudoo
heego u eeg qalbigaan ku hayaaye
waa hirdoog leh aan la helin dhaaqa deeqa
hayb wanaagsan
alow yaa yaa yaa huq ka dhawra
hayb wanaagsan
wanaagsan
alow yaa yaa yaa huq ka dhawra
instrument

himilada noloshiyo waa hormuudoo
heego u eeg qalbigaan ku hayaaye
waa hirdoog leh aan la helin dhaaqa deeqa
hayb wanaagsan
alow yaa yaa yaa huq ka dhawra
hayb wanaagsan
alow yaa yaa yaa huq ka dhawra

instrument

hankaygaa raacayoo u hogaansan
naftaydana u huroo u hibeeyey
wadnahay hanataan ku habaaye
habaaye ku habaaye
habaaye
ayaa hoy ladagoo kol habsiiya

instrument

hankaygaa raacayoo u hogaansan
naftaydana u huroo u hibeeyey
wadnahay hanataan ku habaaye
habaaye ku habaaye
habaaye
ayaa hoy ladagoo kol habsiiya

instrument

كلمات أغنية عشوائية

اهم الاغاني لهذا الاسبوع

Loading...