
sony music somalia - dad baa laba moodayaa كلمات أغنية
jaceylku dul fiicacana
labada isdoonayaa
markee isku daacad yihiin
danteeduna hagaagsanaa
hagaagsanaa
danteedu hagaagsanaa
jaceylku dul fiicacana
labada isdoonayaa
markee isku daacad yihiin
danteeduna hagaagsanaa ax
hagaagsanaa
danteedu hagaagsanaa
mhhh (aaaa)
labada kalgaceylku dag_y
dimrada isu garan ogaa
dareenku u qeebsanaa
durmada isu dabacsanaa
labada kalgaceylku dag_y
dimesda isu garan ogaa
dareenku u qeebsanaa
durmada isu dabacsanaa
(aaaaaaa)
dad baa labo moodaayee
damiirku mideesanaa
a wuxuu midi doorbidaba
dhigiisana deeqaye
wanaagu wuu doo dooranaa
dooranaa
wanaagu wuu dooranaa
wanaagu wuu dooranaa
oo dooraanaa
wanaagu wuu dooranaa
dad baa labo moodaaye
damiirku mideesanaa
a wuxuu mid doorbidabaa
dhigiisana deeqaye
wanaagu u dooranaa
doordooranaa
wanaagu wuu dooranaa
wanaagu wuu dooranaa
ooo dooranaa
wanaagu wuu dooranaa
jaceylku dareesamaa
xurmadu ku daleesanaa
markee isu duuban yihiin
isteesan oo ogaa
ala ogaa
isteesan oo ogaa nafluhuu
jaceylku dareesamaa
xurmadu ka daleesanaa
markee isu duuban yihiin
isteesan oo ogaa
ala ogaa
isteesan oo ogaa nafluhuu
indhaha isu soo dawaa
wadnaha isa soo dabree
isdaa waa ogaa koley
lamaane jaceyl dugsaday (eee)
indhaha isu soo dawoo
wadnaha isa soo dabree
isdaa waa ogaa koley
lamaane jaceyl dugsaday(eee)
dad baa labo moodaaye
damiirku mideesanaa
a wuxuu mid doorbidabaa
dhigiisana deeqaye
wanaagu wuu doo dooranaa
dooranaa
wanaagu wuu dooranaa
wanaagu wuu dooranaa
oo dooraanaa
wanaagu wuu dooranaa
dad baa labo moodaaye
damiirku mideesanaa
wuxuu mid doorbidaba
dhigiisana deeqaye
wanaagu u dooranaa
doordooranaa
wanaagu wuu dooranaa
wanaagu wuu dooranaa
ooo dooranaa
wanaagu wuu dooranaa
كلمات أغنية عشوائية
- pavol hammel - zberateľ duchov كلمات أغنية
- ray (boyce) - showtime!! كلمات أغنية
- emil bədəlov - çarxı-fələk كلمات أغنية
- cas cleo - graves كلمات أغنية
- ірина білик (irina bilyk) - шутка (joke) كلمات أغنية
- xguscia - be ryšio كلمات أغنية
- marinella (grc) - άσε με να σ' αγαπήσω (ase me na s' agapiso) كلمات أغنية
- byga - gorilla people كلمات أغنية
- ai ennui - vampiress كلمات أغنية
- ted sandquist - all that i can do كلمات أغنية