kalimah.top
a b c d e f g h i j k l m n o p q r s t u v w x y z 0 1 2 3 4 5 6 7 8 9 #

rahma rose - digtoor كلمات الأغنية

Loading...

dubka igu yaallo
mar horaa dushiisaa
leygu daadshe malaboo
anoo daayaayoo
ka tan baxay galkacalka
jaceylkan igu soo dag_y
i darbeeyay waa maxay

soo taan u dag_yee
balantii dhaxdeeniyo
dooxyadi banaana
u dabaalo caashaqa
hor ugu dardarmeen
diinkii nafsiga wadayee
ina kaariyo dirayee
iga rogashadiisi
ma anuu igu soo dag_yee
ma anuu igu soo dag_yee

dibnihisu kululaa
ma dabaa kasoo bixi
diirdiiranaayoo
gubuhiisu adagaa
ma mid deyr cad geelidyo
gambo lagu anqariyo
duulaan u kacayba

isagoo i dilaya ( i dilaya)
ma damqado jirkeygu
ma diktoor is nacay baa
ma dayaa hiiladada
ma dayaa ma dayaa hiiladada

anoo dayaxa dhaafoo
dunidaba ka tag_y buu
dusha igaga yimidee
duulaan la adagiyo
ma dabeylaha sida
hadii kula kashadayee
haatan kuu il doorsadayee
ayaa iga daweeya dadow
ayaa iga dabiiba dadow
ayaa iga dul qaada
dawadiisa heli kara

كلمات أغنية عشوائية

كلمات الأغاني الشهيرة

Loading...