
qali ladan - kim iyo kow كلمات أغنية
Loading...
intaan kobcayee yaraa
korkiyo ka dhanaa kubana
kashigaa hooy anaa ku jiraye
maxaan kolkooli qabaye
markaan kaalin qaadaye
anigo kuraya kaftamay
kabtayda midaan tolayn
muxuu isku kay kakabay
o kelmada erayo aanan g_yin
kasbiyo kuday iga dhig_y
kun iyo kaw ban arko
kalsoonina k_ma qabe
karaamada dumarkiyo
kuwan dhaqankii kufsaday
ragaw kuligiin miyaa
intaan kalig_y ahaa
kurmiyo kalana karkabo
cishqigu kaynaha isudhin
maxaan ku kifaaxay nolol
markaan korta u lulay
jacayl ku kibray ku kashbacay
qofkayga midaan ahayn
muxuu igu koodshay kadin
o afkaygu waxaanu karin
kas xumo kadisa igu dayay
كلمات أغنية عشوائية
- lujipeka - toute la night كلمات أغنية
- brudi030 - 44er كلمات أغنية
- momoh - wraith كلمات أغنية
- the happenings - the same old story كلمات أغنية
- dru bex - mezzanine كلمات أغنية
- sara hebe - :·: a.c.a.b. كلمات أغنية
- hellion - dead weight كلمات أغنية
- rainbowstar - got no friends كلمات أغنية
- 2pmachine - joshua peasent كلمات أغنية
- xaneityy - handle it كلمات أغنية