
nimco jamaac - buuraha u dheer (the highest mountains) كلمات أغنية
buuraha u dheer
hadaan ugulqurux ubaxoo
oon baroortiyo qeylo diroo
baahideyda biloo ogaa
buurteyada buuraha u dheer
buurteyada buuraha u dheer
hadaan ugulqurux u baxo
oon baroortiyo qeylo diro
baahideyda biloo ogaa
heehyaah aadey
huuno yaah
ala hobaalin
hobolowa
toban jirki taawadaan galay
toban jirki taawadaan galay
iyo tilmaanta halkaan ku waday
tusama reerka anoon udeyn
tacab qasaar bey igu wadaan
heehyaah aadey
huuno yaah
ala hobaalin
hobolowa
aabaha taliye ma yahay
aabaha taliye ma yahay
hooyada tu macaan ma tahay
taliyayaalna ma kula dhasheen
oo waxa talo lola tago
heehyaah aadey
huuno yaah
ala hobaalin
hobolowa
waan dhinta waan dheelmadaa
waan dhinta waan dheelmadaa
dhayaheygaan ka jeclahay
waan dhaqaqay hadaad i tiri
dhagar ilaa baa so duwa.
heehyaah aadey
huuno yaah
ala hobaalin
hobolowa
way haddu xolaha jir helo
aday hadu xolaha jir helo
carra lagu jeel basha
jeceylku nimu hayana
way dhafteey jamadanba waa
ee jimacale ma soo socda
heehyaah aadey
huuno yaah
ala hobaalin
hobolowa
كلمات أغنية عشوائية
- brunori sas - quelli che arriveranno كلمات أغنية
- king gorilla x lil jordie - ex-vegan remix كلمات أغنية
- bravo maine - chessboxin كلمات أغنية
- glaze - like me كلمات أغنية
- zibba - jager كلمات أغنية
- biel - dejalo كلمات أغنية
- stini - better كلمات أغنية
- jzo, xandocreams, & sk peso - surprise me كلمات أغنية
- bvcovia - recunosc كلمات أغنية
- caleb jermaine - picasso كلمات أغنية