maxamed bk – jacaylka dhibtiisa كلمات اغاني
dhaaxaan niyad meel u jeeda
jaleeco ka naawilaayay
dhaaxaan qalbig-yga jeedal
ku jiidayay oo gubaayay
jikaar iyo weedhe dhiifle
dhaaxaan ku jalbeebinaayay
hayeeshee ruux jabkiisu
qardhaas u jixaasi waayay
jimiimica caashaq leeyay
wuxuu ka noqdaa juhuule
jalkii h-r- waa duruuse
ileen jano way dambaysay
haduun baan jaanta saartay
jidkii caashaqu lahaaye
jacaylka bal aan qaleeyo
inteen xabsi caashaq jjifay
jalkaygu ahaa tawaawac
xiisaha jiilaalku leefay
maxaan jir usoo ergeeyay
inteen jeedaalinaayay
kal iyo laab iga jiciirtay
markaad xiisaha janjeedha
adigu kaligaa jafayso
ee ay jamashadu hal ahaatay
la yidhi waa naar u jeelid
la yidhi waa jar iska xoorid
la yidhi waa jaama qaadid
haduunbaan jaanta saaray
jidkii caashaqan lahaaye
jacaylka bal aan qaleeyo
كلمات أغنية عشوائية
- aerobuu › aerobuu – d34d كلمات اغاني
- grand harvest › grand harvest – no paler a horse كلمات اغاني
- jeden tag silvester › jeden tag silvester – wenn wir uns wiedersehen كلمات اغاني
- das w › das w – monotonie كلمات اغاني
- fem love › fem.love – lz كلمات اغاني
- alan doyle › alan doyle – we’re gonna love tonight (live) كلمات اغاني
- fr4nky › fr4nky – estrellitas كلمات اغاني
- shesad mantra › shesad & mantra – snippet 20.02.22 كلمات اغاني
- yisaac › yisaac – levels كلمات اغاني
- xox0l › xox0l – cartie كلمات اغاني