
maxamed bk - dhaadasho qaaci 2017 lyrics
Loading...
dartee dhaawacaad mudatiyo
dhibaato waxii ku gaaray
intaan kaa dhayo xaqiiqdii
hadaan kaa dhaadan waayo
ala sidaad waayaha dhankaada
dharaar ugu wiici wayday
inaan rajo kuu dhabeeyo
hadaa ugu dhiiran waayo
dheeftiyo waayaha jacaylka
hadaan kugu soo dhaweenin
anaa dhayalsaday xag-yga
dhaxaan fikir iyo dadaal
alla dhankayga usoo hurtee
intaan tacabkaaga dhowro
hadaan kugu dhaadan waayo
jacayl dhaxalkiisu raago
intaan udubkiisa taago
sidaad cashar ii dhigeeso
hadaan ku dhag-ysan waayo
dheeftiyo waayaha jacaylka
hadaan kugu soo dhaweenin
anaa dhayalsaday xag-yga
كلمات أغنية عشوائية
- ilyadrian - dream girl lyrics
- dark pit - sargazo y pendejo lyrics
- 王以太 feat. 刘至佳 - 危险派对 lyrics
- gal costa - abandono lyrics
- arma's music - confessions lyrics
- wingo slace - problem lyrics
- day one - saturday siren lyrics
- sir, please - different lyrics
- kanye west - chakras (demo) lyrics
- xrol - rain on me (polish version) lyrics