
hanad bandz - saameyn كلمات أغنية
[intro: hanad bandz]
what’s this abou’
[verse 1: hanad bandz]
babe, maad i samri noo?
sidaanoo kalee, aa ku fahmi noo!
sidii shalay uma, dhaq maayoo
igu haleey, k_ma dam, qayoo!
babe, maad i samri noo? (babe, maad i samri noo?)
sidaanoo kalee, aa ku fahmi noo (ku fahmi noo)
sidii shalay uma, dhaq mayoo (dhaq mayoo)
igu haleey, k_ma dam, qayoo (igu haleey, k_ma dam qayoo)
dhool cadeentaada, ka heloo
inaan kugu heestoo, saas u ogoow
so, sit down on it, ah
igu halee, ah
ka shakheeyo, farxadaadoo (yeah)
kaalay, qaali! dhayo your boddy
sidaa tahay, kugu qaatoo!
[chorus: hanad bandz]
isoo wac habeenkii, markaa murugootoo (markaa murugootoo)
isoo wac markaa, kaligaa tohoo (markaa kaligaa tohoo)
anaa kuu saxi, jawigaagoo (anaa kuu saxi, jawigaagoo)
anaa kuu dajin, qalbigaagoo (anaa kuu dajin, qalbigaagoo)
niyadaa ii dhistoo, kalsooni i saarto (i saartoo)
mugdigaa, nalka ii daartoo (nalka ii daartoo)
you the one, aan ku dhaartoo (ku dhaartoo)
jaceylka adaa i bartoo (bartoo)
saameyn, igu leedahaay
xaq baad uu ledahaay
saameyn igu leedahaay (leedahay)
jaceylka adaa i bartoo (bartoo)
saameyn, igu leedahaay
xaq baad uu ledahaay
saameyn igu leedahaay (leedahay)
jaceylka adaa i bartoo (bartoo)
[bridge: hanad bandz]
kala tagi meenoo, waan is leenoo
kasoo kabanaay (kabanaay)
kala tagi meenoo, waan is leenoo (kala tagi meenoo, waan is leenoo)
kasoo kabanaay (kasoo kabanaay)
[chorus_chorus: hanad bandz]
so, sit down on it, ah
igu halee, ah
ka shakheeyo, farxadaadoo (yeah)
kaalay, qaali! dhayo your body!
sidaa tahay, kugu qaatoo!
[chorus: hanad bandz]
isoo wac habeenkii, markaa murugootoo (markaa murugootoo)
isoo wac markaa, kaligaa tohoo (markaa kaligaa tohoo)
anaa kuu saxi, jawigaagoo (anaa kuu saxi, jawigaagoo)
anaa kuu dajin, qalbigaagoo (anaa kuu dajin, qalbigaagoo)
niyadaa ii dhistoo, kalsooni i saarto (i saartoo)
mugdigaa, nalka ii daartoo (nalka ii daartoo)
you the one, aan ku dhaartoo (ku dhaartoo)
jaceylka adaa i bartoo (bartoo)
saameyn, igu leedahaay
xaq baad uu ledahaay
saameyn igu leedahaay
jaceylka adaa i bartoo (bartoo)
saameyn, igu leedahaay
xaq baad uu ledahaay
saameyn igu leedahaay
jaceylka adaa i bartoo (bartoo)
كلمات أغنية عشوائية
- dmx - it'll be alright كلمات أغنية
- ghemon - la gente non lo sa كلمات أغنية
- wall $treet (nngicc) - tslo كلمات أغنية
- atreyu cardwell - gotta get it كلمات أغنية
- 16 barre - il cupo e fosco fuoco كلمات أغنية
- the bullengarook bandits - bush doof was f*cking hectic كلمات أغنية
- pionieris - līdznāveapstādināsmanusirdspukstuunķermenissapūs كلمات أغنية
- söhne mannheims - vielleicht كلمات أغنية
- justin hayward,john lodge - i dreamed last night كلمات أغنية
- southside youngin - 22 كلمات أغنية