kalimah.top
a b c d e f g h i j k l m n o p q r s t u v w x y z 0 1 2 3 4 5 6 7 8 9 #

haanoo cadee - i don't care lyrics

Loading...

yeah
hhhhhhh
masoo naqatay
if you don’t get it, forget about it (huh)
haanoo cadee waye usheg
i say light camera action

mainacdey i don’t care
maijeceshaha i don’t care
mairabta i don’t care
lacag watana i’mma billionaire
eee
ma warertay i don’t care (i don’t care)
no face this year i don’t care (m mhh)
shid manoqote i don’t care
doni b weydi we don’t care

we don’t care never interfere
nolashaa _n_leh wahan dono baan sameya (sameya)
i don’t fear things are clear
boqorkina wakana somaliyey soo dhaweyaa eee
i fight for money they fight for peace
f_ck million views kaa sheegesin
kuwa i dhagesto kuli wa boqortoyin
xamaran kabilawe ila berlin
no no money no honey that’s natural thing cool down bro (cool down bro)
xanun maa kuhayo isheg bro (isheg bro)
hoo qawo kan jiid waa sk_nk bro yeah (sk_nk bro)
no stress (no stress) have fun (aa ha)
raaxeso nolashada dhan (dhan)
no please (no please) hoo kan (hoo kan) zip
this is my turn haa
no stress (no stress) have fun
raxeeso nolashada dhan (that’s right)
ii dhib calankan kimooho kimooho wa naqaan (wa naqaan)

eh hehe isheg nohh
ilahada cabsi ma ma daremosa (yeah)

aah markaan weenado dhaqtara noqona i don’t care (i don’t care)
hadaa rabtid tuug noqo i don’t care (i don’t care)
last warning waye take care
bah nagatag gg gerara here
big boss wakana sinyorita, mamacita
on the bed you can call me a cheeter
am not a waiter
garab ani masiyo xasidinta jahilinta
fadhi umayalo mesha doqomiinta heesahoda waa repeat waa repeat waa repeat
waxan kaqadaya irritation
k_masiin karo sorry attention
maku sinayi collaboration
am the king of this generation waa udhashe (fashion)

no stress (no stress) have fun (uhaa)
raheyso nolashada dhan (dhan)
no please (no please) hoo kan (hoo kan) zip
this is my turn haa
no stress (no stress) have fun
raxeeso nolashada dhan (that’s right)
ii dhib calnkan kimooho kimooho wa naqaan (wa naqaan)
mainacdey i don’t care (we don’t care)
maijeceshaha i don’t care
mairabta i don’t care
lacag watana i’mma billionaire ayyyy
ma warertay i don’t care (i don’t care)
no face this year i don’t care (mm mhh)
shid manoqote i don’t care
doni b weydi we don’t care

a a a sug sug sug wax kuu sheegi rabaa inte u socota
jihaan quruhey she dont care
ani neeh i don’t care
adi neeh you don’t care
lawadena kuli we don’t care (lawadena kuli we don’t care)

كلمات أغنية عشوائية

اهم الاغاني لهذا الاسبوع

Loading...