
haanoo cadee - gabadhii riyada كلمات أغنية
[intro: haanoo cadee]
hooo_hooo_hooo
hooo_hooo_hooo
hooo_hooo_hooo
haanoo cadee baby
[verse 1: haanoo cadee]
markaa ku arke waan aamini waayey!
magacaga baan afka kuhaayey! (kuhaayey)
sawirkaaga lee, xaley fiirinaaye (fiirinaaye)
waan shuminaaye, waa iska qoslaaye! (waa iska qoslaaye)
ileen jaceyl baa igalee, igalee (igalee)
yaa kaloo soo maree?, soo maree
mar mar xanuun waaye!
mar mar macaan waaye!
and everyday, i will love you (everyday, i will love you)
[chorus: haanoo cadee]
but now, i have to say bye_bye_bye
waan faraxsanaha, i weydi why_why_why
midaan hele, you see she is my, type_type_type
oh_yeah wexee noqotay my dream girl (my dream girl)
hit it
[verse 2: haanoo cadee]
come to my party
hada niwaco adi iyo saaxibtaada ma imaanee? (ma imaanee)
xanaaqa jooji, arooskeyga waye maka dheelee? (maka dheelee)
asxaabteena wee joogaan (wee joogaan)
wixii dhace ma ogaan (ma ogaan)
lawadeena hanagu ekaado, saaxiibo hanoo moodaan
dadkoodhan haboo boodaan (boo boodaan)
kuwii rawo ha gooyaan (ha gooyaan)
xishoodka jooji baby girl, maalinteena weeyaan (weeyaan)
my baby isi hab
jacelkeygu wa dhab
adi mooyaan mid kale maba rawo, ani sach!
i just wanna touch
give me love so fast (so fast)
tuajaa mere pass (mere pass)
chalna mere saat (mere saat)
hamgumenge nachenge, miti bate karenge full night (miti bate karenge full night)
[chorus: haanoo cadee]
but now, i have to say bye_bye_bye
waan faraxsanaha iweydi why_why_why (why_why_why)
midaan hele, you see she is my, type_type_type
oh_yeah, wexee noqotay my dream girl (my dream girl)
but now, i have to say bye_bye_bye
waan faraxsanaha, iweydii why_why_why (waan farax sanaha iweydii, why_why_why)
midaan hele, you see she is my, type_type_type (my type_type_type)
oh_yeah, wexee noqotay my dream girl (waxee noqotay, my dream girl)
my dream girl
my dream girl
[verse 3: haanoo cadee]
my baby, my sweetie!
qurux kuguma gaaraan
istusi ha maseeraan
katag hadee xanaaqaan
hade rawaan ha ooyaan
adunko dhan ha arkaan (ha arkaan)
my baby isii hab (isii hab)
jacelkeygu waa dhab
adi mooyanee mid kale maba rawo, ani sach
just wanna touch
give me love so fast (so fast)
tuajaa mere pass (mere pass)
chalna mere saat (mere saat)
hamgumenge nachenge, miti bate karenge full night (miti bate karenge full night)
[chorus: haanoo cadee]
but now, i have to say bye_bye_bye
waan faraxsanaha iweydi why_why_why
midaan hele, you see she is my, type_type_type
oh_yeah wexee noqotay my dream girl (my dream girl)
hit it
but now, i have to say bye_bye_bye
waan faraxsanaha iweydi why_why_why
midaan hele, you see she is my, type_type_type
oh_yeah wexee noqotay my dream girl (my dream girl)
hit it
كلمات أغنية عشوائية
- local natives - fountain of youth كلمات أغنية
- 林棕軒 - 奔跑吧兄弟 كلمات أغنية
- shivranjani singh & shivangi bhayana - i wanna tera ishq كلمات أغنية
- marc scibilia - the moment كلمات أغنية
- mad clown feat. gun - going home كلمات أغنية
- boys night out - lust phenomenon كلمات أغنية
- alireza ghorbani - pardeh neshin كلمات أغنية
- migos - slide on em كلمات أغنية
- tribo da periferia feat. sondplay - carro velho كلمات أغنية
- cade feat. trevor dahl - care كلمات أغنية