gulled simba - taaj maxaal كلمات الأغنية
#verse
jawi saxa tool moon
tuus maansan ka milan
naftaydii taxliil u tehe ku tolan
ku taabacana qalbigaa
jawi saxa tool moon
tuus maansan ka milan
naftaydii taxliil u tehe ku tolan
ku taabacana qalbigaa
ana samaa itara tiiri kaabayoo duur bee ii tahoo
hadii aaa heertagoo secondkoo tiirshiyo
taleefoon ma dhigoo
ana samaa itara tiiri kaabayoo duur bee ii tahoo
hadii aaa heertagoo secondkoo tiirshiyo
taleefoon ma dhigoo
#chorus
taxanaha jaceyl todoba ka toboda
tixraaciisu yahay ma tirmoo ma tago
ma ta soobo taaj maxaal ee dawadiisu taalaa
taarikhdiisu taa aaa
taxanaha jaceyl todoba ka toboda
tixraaciisu yahay ma tirmoo ma tago
ma ta soobo taaj maxaal ee dawadiisu taalaa
taarikhdiisu taalaa
#verse
adana tiiriye taabiloo
barbiro u ah taaha dhamaan nolosha tahee
xiisahaagu taam igu taftirayi
cishadii timaa wuu sii itarmayaa
waa sii tabar heelaa
waa taban jilbaar sii talaabsadayee
adana tiiriye taabiloo
barbiro u ah taaha dhamaan nolosha tahee
xiisahaagu taam igu tafirayo
cishadii timaa wuu sii itarmayaa
waa sii tabar heelaa
waa taban jilbaar sii talaabsadayee
#chorus
ma taxnaha jaceyl todoba ka toboda
tixraaciisu yahay ma tirmoo ma tago
ma ta soobo taaj maxaal ee dawadiisu taalaa
taarikhdiisu taalaa
taxanaha jaceyl todoba ka toboda
tixraaciisu yahay ma tirmoo ma tago
ma ta soobo taaj maxaal ee dawadiisu taalaa
taarikhdiisu taalaa
كلمات أغنية عشوائية
- lil soose - milf interlude كلمات الأغنية
- mansoor gottem - life to death كلمات الأغنية
- d-row (official) - no feelin كلمات الأغنية
- thesadboi - break yo back كلمات الأغنية
- kai (exo) - ride or die كلمات الأغنية
- salamantra - [contagio punkrockrap] 凸(`⌒´メ)凸 كلمات الأغنية
- freshito - untitled bihhh كلمات الأغنية
- neema - algo más كلمات الأغنية
- kdv - пропитан ненавистью كلمات الأغنية
- jacquees - when we make love (quemix) كلمات الأغنية