
didi naji - uunsi كلمات أغنية
uunsi lyrics
(chorus)
uunsi ma ii shididoo
waa ku uunsa lahaa
fooxa ma ii shididoo
aan fahmees tee lahaay
uunsi ma ii shididoo
(shididoo shididoo)
waa ku uunsa lahaa
fooxa ma ii shididoo
(shididoo shididoo)
aan fahmees tee lahaay
(1verse)
uunsaneey kor ka shid
hoos ka shid aqalka shid
ee nawada shid
fiicaneey fooxa shid
firaashka ku shid
fadhiga ku shid
oo nawada shid
(change)
carafeey wixii shidan adigaa ka shidan shanqar hadal shaqadeena ma ehee shiikh iyo shariif mana moogo inaan shoornee shid
(chorus)
uunsi ma ii shididoo waa ku uunsa lahaa
fooxa ma ii shididoo
aan fahmees tee lahaay
uunsi ma ii shididoo
(shididoo shididoo)
waa ku uunsa lahaa
fooxa ma ii shididoo
(shididoo shididoo)
aan fahmees tee lahaay
(2nd verse)
cadareey cambareey cuud ka caraf badneey
udgooneey carafeey caleentii ubaxeed
la aantaa aabaarinye
an liibaani marii kihelee
jaceylaa an laazinaye
lamdaani mataaneenee
(change)
wixii shidan adigaa ka shidan
shanqar hadal shaqadeena ma ehee
shiikh iyo shariif mana moogo
inaan shoornee shid
(chorus)
uunsi ma ii shididoo waa ku uunsa lahaa
fooxa ma ii shididoo
aan fahmees tee lahaay
uunsi ma ii shididoo
(shididoo shididoo)
waa ku uunsa lahaa
fooxa ma ii shididoo
(shididoo shididoo)
aan fahmees tee lahaay
(outro)
ayaayaaay yaa waayee
shareero
hadalkaa hobiwaaye hamiinkaas ma hurdaawe
an hadalka hobiwaaye hamiinkaas ma hurdaawe
hibadkaa isaaree xariir dahab lamudaawee
كلمات أغنية عشوائية
- zfeelz - how it feels to be alive? كلمات أغنية
- raúl carballeda - noches de arabia كلمات أغنية
- typeluv - кинула меня (routed me) كلمات أغنية
- depeche mode - dream on (morel's pink noise club mix) كلمات أغنية
- arlo guthrie - i ain't marching anymore كلمات أغنية
- ziggy bodemark - lucky كلمات أغنية
- la timpa - around كلمات أغنية
- barenaked ladies - paul chambers كلمات أغنية
- jessica chertock, purple guns, young jae - again كلمات أغنية
- ghostie - cri babi كلمات أغنية